Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa warbixin ku saabsan xaaladiisa caafimaad ka dhageystay Dr Xabeeb, kaas oo Mudooyinkii dambe la liitay xanuun madaxa uga dhacay.
Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay inuu ka shaqeynayo sidii Dr Xabeeb loogu heli lahaa dhaqaatar dalka dibadiisa ah.
Leave a Reply