Shir looga hadlayay amaanka deegaanada laga xoreeyay argagixisada ee gobolka Hiiraan iyo sidii loo dardargalin lahaa howlgalada dalka looga xoreynayo Khawaarijta ayaa ka furmay magaaladda Maxaas ee gobolkaasi.
Taliyaha ciidanka lugta xoogga dalka General Biixi oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay.
Leave a Reply