Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) oo ka qayb galay xarig ka jarka dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa sheegay in loo baahan yahay in la xafido dhismaha cusub ee hay’ada socdaalka iyo qalabka yaala.
Leave a Reply