Daawo:Mucaaradka Soomaliland oo Shaaciyey inay aqoonsanayn Taliska Muuse Biixi

muse

Madaxda Xisbiyada mucaaradka Somaliland C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro iyo Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Muuse Biixi laga bilaabo Maanta aysan Madaxweyne sharci ah u aqoonsaneynin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.