Daawo:Muqtaar Roobow oo Fiqi U sheegay wax walboo oo xeer ah waa in diin ahaan loo hubiyo

muqtaar

Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo Magaalada Muqdisho uga qayb galay shirka daahfuray Kulanka Guddiga Qaran ee haggida diiwaangelinta madaniga ayaa sheegay inaan diiwaan galin la sameyn karin ilaa amniga laga sugo.

Dhanka Kale Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa Wasiir Fiqi u sheegay wax walboo oo xeer ah oo la sameynayo waa in diin ahaan loo hubiyo, Wasaaradda Owqaafta ayeyna shaqadeedu tahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.