Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey (AUN) Sheekh Cabdulqaadir Jaylaani oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Caalamka Islaamka ee qaybta weyn ka qaatay fidinta Diinta Islaamka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa oo ka hadlay munaasabadda ayaa sheegay in cullimada Soomaaliyeed gaar ahaan Suufiyada ay tahay in ay door muhiim ah ka ciyaaraan la dagaallanka fikirka Khawaarijta sidii horeyba loogu yaqiin.
Leave a Reply