Xildhibaanada Barlamaanka oo Ka hadlay Amnixumada Ka jirta Muqdisho

muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah waxaa ay kulan ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Guddoonka Golahaas u gudbiyey Mooshin culus oo ku aadan xaaladda dalka gaar ahaan dhanka amniga magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.