Madaxwaynaha Xasan oo Laga Codsaday inuu Baaritaan rasmi ku sameeyo weerarkii Villa Roys

Madaxsha midnimada Jubbaland ayaa Muqdisho ku qabtay Kulan tacsi iyo duco ah oo loo sameeyay dadkii ku geeriyooday weeraradii iyo qaraxyadii ka dhacay HotelVilla Rose.

Madaxsha midnimada Jubbaland ayaa waxaay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ugu baaqaday in Dowlada sameyso Baritaan rasmi ah oo lagu qanci karo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.