Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo maanta dib ugu soo laabtay Dalka ayaa Gudoomiyey Shir Deg-Deg ah oo ay isugu imaadeen Saraakisha Laamaha Amniga Qeybahooda kala Duwan oo looga hadlay Amniga Deeganada Koonfur Galbeed.
Leave a Reply