Waxaa magaalada baydhabo laga furay macad dadka waa waayen wax ku bartaan, macadkaan oo wax wayn utaraya dadka kunool baydhabo madaama uu usahlayo dadka waa wayn inay wax barashadii dib uGu noqdaan waana macadkii uGu horeeyey oo soomaliya laga furo burburkii dawladii dhexe kadib.
Hoos kadaawo
Leave a Reply