Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah lagu waday inay Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulankoodii Caadiga ahaa balse wuu baaqday.
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa sheegay in 78 Xildhibaan ay fadhiga soo xaadireen, halka kooramka laga doonayay in uu nqodo 139, Mudane, wuuxuna sheegay in Isniinta ay kulan yeelan doonaan.
Leave a Reply