Dowlada Soomaaliya iyo Axmed Madoobe oo Iska kaashanaya Dhoofinta Dhuxusha

wasiir

Wasiirka Bey’adda iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya Khadiijo Al Makhzuumi ayaa booqatay magaalada Kismaayo, halkaas oo lagu diyaarinayay Kumanaan Kiish oo Dhuxul ah loona diyaarinayo in loo dhoofiyo dalka dibadiisa.

Wasiirka Bey’adda iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya Khadiijo Al Makhzuumi oo uu waheliyo Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubaland Caydiid Saleebaan Xaashi ayaa kormeeray kaydadka dhuxusha Magaalada Kismaayo.

Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Axmed madoobe ayaa iska kaashanaya Dhoofinta Dhusha, Dowladihii hore ee uu hogaaminaayey Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Mamnuucday jarista dhirta iyo dhoofinta Dhuxusha.

2 Comments

  1. qoraalka kore waarun,ninka bakhtiga u sujuudaya iyo kan dadkii iyo dhirtii gubaya dhaar iyo Allah iyo rasuulkiisa midna ma yaqaannaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.