Aadan Madoobe iyo Laftagareen oo ka qayb Galay kalfadhigii 5aad ee Barlamaanka koonfurgalbeed

aadanmadoobe

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu Wehliyo Gudoomiyaha Gollaha Shacabka BFS ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa furey kal fadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.