Daawo:Dhooba Daareed oo Sheegay in la Xaliyey Khilaafkii Deni Kala Dhaxeeyey

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo-Daareed ayaa lagu Soo dhaweeyey Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland.

Dhooba Daareed ayaa mare u mahadceliyey bulshadii Soo dhaweysay waxuuna yiri “Waxaan u imid Puntland inaan geeddiga wax-ka raro, khilaafkii siyaasadeed ee aniga & madaxweynaha waan ka heshiinay”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.