Xasan Sheekh iyo Mahad Salaad oo Raali Galin laga filaayo Kadib Ciidamadii Eritrea ku Maqnaa oo dalka Kusoo Noqday

XasanSheekh

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegay inay maanta dalka soo gaareen qeybtii ugu horeysay ciidammadii tababarka ugu soo dhamaaday dalka Eritrea.

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh iyo Taliyaha Nabadsugida ayaa laga filayaa inay Raali galin ka bixiyaan hadaladoodii hore ee ahaa inaysan Jirin Ciidamo lagu toobabarayo Eritrea ayna ku dhinteen dagaalkii u dhaxeeyey Ciidamada Dowlada Itoobiya iyo Kuwa Tikrayda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.