Daawo:Dowlada oo Xoog ku Askareyneysa Wiilal Da’dooda Ka Yartahay 18 Jir iyo Baaq loo Diray xasan Sheekh

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoog ku askareyneysa Dhalinyaro da’dooda ka yar tahay 18 jir, Waalidiinta dhaliyarada Dowlada Xoog ku askareyneysa ayaa ka bannaanbaxay ficilka xun ee lagula kacay ayaa Madaxwayne Xasan Sheekh

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.