Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa laga siidaayay Xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Somaliland, halkaas oo uu ku xirnaa labadii sanno ee lasoo dhaafay.
Cabdimaalik Coldoon ayaa dhammaystay xukun laba sanno ah oo ay Maxkamadda Rafcaanka Hargeysa ee Somaliland ku xukuntay, kadib markii uu ka hadlay Iskuulka Abaarso oo ay ka hawlgasho baadiriyarid.
Culumada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan oo ku shiray Hargaysa ayaa indhahooda ka qarsafay waxa ka socda iskuulka abaarso iyo xariga coldoon.
Leave a Reply