Daawo:Laftagareen iyo Waxgaradka Koonfurgalbeed oo Ka Shiray Weerarka Villa Somalia

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku Qaabilay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo kala hadlay sidii Doorkooda Nabadeed ay uga qaadan lahayeen Xal uhelida Shaqaqadii Shalay ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.