Qaar kamida Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada iyo wafdi ay hoggaaminayaan ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya.
Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Madaxwayne Qoor qoor ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ujeedka Madaxwaynayaashaan u yimaadeen Muqdisho ayaa ah ka qeybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.
Leave a Reply