Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed ayaa si kulul uga hadlay xiisad ka taagan Xarunta barlamaankooda ee Magaalada Baydhabo.
Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed ayaa si kulul uga hadlay xiisad ka taagan Xarunta barlamaankooda ee Magaalada Baydhabo.
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Muhiimadu waa in lagu fahmo, hadii lahjad gaar ku hadashid fariintaadii dadka ma gaarin, aniga oo weliba ku ixtiraamaya.
Fadlan lahjadu waa jirtaa laakiin dadku ma wada yaqaan.
Waxaa dhamaantiin idinka codsanayaa in dagaal dambe laga fogaado iyo dhiig Muslim.
Ilaahow Soomaali xaqa tus oo quluubtoodana isku soo jeedi.
Aamiin.
Xaliye from Garoowe.