Madaxwayne Deni oo Diiday Labo Qodob oo Kamid ahaa Warmurtiyeedkii shirka Golaha Wadatashiga

deni

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho ayaa lasoo gaba-gabeeyay, waxaana laga soo soo saaray War-murtiyeed kaas oo Qaar kamida ah ay Diiday Puntland.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa looga doodey arimo ay ka mid yihiin astaynta awoodaha ee heerarka dowladda iyo Hannaanka Federaaleynta Garsoorka. amni ee dalka, geedi-socodka dimuqraadiyadeynta.

Dowlada iyo Maamul Goboleedyada ayaa ku heshiiyay marka laga reebo Maamulka Puntland, in la qaato hannaanka isku-dhafka ah ee garsoorka iyo Astaynta Awoodaha heerarka dowladda kuwaas.

Shirkaan ayaa u eg m8d aan waxba kasoo bixin balse waqti dhumis ahaa.

1 Comment

  1. Dani inuu diido saf dheer inuu ugalo
    Ismaciil geelo wuu ku saxanyahay
    Why geele nin talo uhayo somalia iyo
    Jabuti mahan
    Hayeeshee dani waa ninkii lahaa
    Farmajo inaan redo ayaan ku holanaa
    3sano hadalkaas oo diwanka galay
    Midakale muxuu udidayaa xukunka ninkii
    Uu sosaaray ee maxwanaha ka ah
    Somalia dani ninkii imaadabo mucaarad
    Ayuu ku yahay waa xanuun kudhacay
    Dani

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.