Laftagareen oo Kulan Gaara la Qaatay Wakiilada beesha caalamka u Jooga Soomaliya

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirada Mareykanka,Ingiriiska, ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arimaha Soomaaliya ahna siihayah-Wakiilka Qaramada, Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo Madax ka socotay Midowga Yuru.

Kulanka waxaa Diirada lagu saaray Amniga guud Deeganada Koonfur Galbeed,Ciribtirka Khawaarijta Alshabaab,wax ka qabashada Saamaynta Abaarta iyo Qabsoomida Shirka Dib-uheshiisinta ee lagu balamay 5/1/2023 inuu Qabsoomo.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Safiirada kala hadlay dalkii u dhaxeeyey Midowga mucaaradka Koonfurgalbeed iyo Laamaha Amniga

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.