Rabshado Wali Kasocda Laascaanood iyo Muuse Biixi oo Jaray Isgaarsiintii

muse

Magaalada Laascaanood ayaa waxaa maalintii 8aad oo xiriir ah ka socda banaanbaxyo ay dhigayaan dadka deegaanka oo ay uga soo horjeedan Taliska Muuse Biixil  iyo dilalka qorsheysan.

Muuse Biixi ayaa amaray in lajaro Isgaarsiinta, gaar ahaana khadka Internet-ka iyo Telefoonka ee Magàlooyinka Buuhoodle iyo Laascaanood si aan loo tabin dilalka iyo Bananbaxyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.