Daawo:Madaxwaynaha Puntland oo Ka hadlay Xasuuqa Ka Socda Laascaanood

deni

Madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxuu ka hadlay Dilalka qorshaynsan ee loo gaysanayo shacabka Magaalada Laascaanood.

Madaxwaynaha Puntland ayaa Maamulka Soomaaliland ugu baaqay inay inay iskaga Baxaan Deegaanada Sool iyo sanaag, dhanka kale Madaxwayne deni ayaa Bulshawaynta Laascaano ugu baaqay inay Midoobaan oo iska haraan maamulka Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.