Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Gudi u Magacaabay Xaalaada Magaalada Laascaanood

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinka ka socda magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laas-caanood.

Guddiga uu Magacaabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan madoobe ayaa ka kooban ilaa iyo 10 xubnood oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.