Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Zakiyo Xuseen Axmed oo ka qaybgashay daahfuray Kacdoonka Haweenka Muqdisho, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, kaasi oo lagu soo afjarayo Khawaarijta ku dhuumaaleysaneysa magaalada caasimada ayaa sheegtay inaysan dhaci doonin in shabaab ku dhuumalaysto Magaalada muqdisho.
Leave a Reply