Dowlada Kenya ayaa war qoraala kasoo saartay warar maalmahaan laysa dhexmaraayey oo sheegayey in Dowlada kenya Safaarad ka furanaysa Magaalada hargaysa ee xarunta maamulka Soomaaliland.
Wasiirka Arimaha DibadaDowlada kenya Dr Alfred N Muta ayaa bartiisa Twitterka waxuu kusoo qoray qoraal dhahay “Kenya ma qorshaynayso inay Safaarad ka furato Magaalada Hargaysa”.
Leave a Reply