Daawo:QoorQoor, Wasiirka Gaabshaandhiga iyo Jeneraal Biixi oo Safar Ku tagay Magaalada Hobyo

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Biixi ayaa saakay soo gaaray Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Ujeedada safarka Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ku aaddan dardargelinta howlgalada dib u xoreynta ah ee ka socda deegaanada Galmudug.

Madaxweynaha iyo wafidigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Degmada Hobyo, halkaas oo uu kulan kula qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida, gudoonka gobolka, maamulka degmada iyo masuuliyiin kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.