Daawo:Kulankii baarlamaanka soomaaliya oo Baaqday iyo Buuq ka dhashay Xaruntooda

barlaman

Kulankii golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah baaqday kadib markii Buuq iyoi Sawaxan ka dhashay Xarunta Barlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa intooda badan waxay diideen inay yimaadaan xaruntooda ee Villa hargaysa kadib markii ay ku qanci waayeen habka ay wax u wadaan Gudoonka barlamaanka Soomaaliya.

Gudoomiye kuxigeenka Kowaad ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inuu kooramka buuxsami wayeen sidaa darteedna uu baaqday kulankii golaha shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.