Weerar Qarax ku billawday ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Gobolka Banaadir, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan weerarka lagu qaaday Xurunta Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.
Weerarka Lagu qaaday Xarunta Gobolka Baandir ayaa ku billawaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa kaasi oo lagu dhuftay albaabada xarunta, waxaana xigay weerar toos ah oo gudaha ay ku galeen xubno ka tirsan AL-Shabaab oo ilaa iyo hatan aan la ogayn inta aydhan yihiin tiradooda.
ilaa iyo lama shaacin tirada dadka ku waxyeeloobay weerarkaas.
Leave a Reply