Aadan Madoobeayaa xariga ka jaray xafiiska guddoonka golaha oo dib u dhis iyo balaarin lagu sameeyay

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xarigga ka jaray xafiiska guddoonka islamarkaana dhagax dhigay xafiisyadda guddiyadda Golaha Shacabka BJFS.

Dhismayaasha iyo dhagax dhiga Xafiisyadda ayaa waxay ka mid yihiin ballan qaadyadii uu horay u qaaday Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Madoobe.

Munaasad kooban oo ka dhacday Xafiiska Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeeysa ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiye Ku-xigeenka labaad Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow iyo Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.