Daawo:Soomaali Badan oo ka qeybgalay daahfurka safaaradda Soomaaliya ee London

safiir

Boqolaal Soomaali ah ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska iyo wadamo kale ayaa ka qeybgalay xaflad lagu maamuusaayey furitaanka safaaradda Soomaaliya ee magaalada London.

Xafladdaan oo xarigga looga jaray safaaradda,waxaa ka hadlay Safiirka Safaaradda  Soomaaliya ee Dalka Ingiriiska C/qaadir Axmed Kheyr iyo qaybaha bulshada ee Magaalada London

Xafladdaan oo ay sidoo kale ka qeybgaleen dad can ah oo uu kamid ahaa Moow faarax, Sabriina alba iyo xubno kale,waxaa halkaasi mahadcelin loogu jeediyay guddigii dadaalka u galay daahfurka safaadda Soomaalida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.