Daawo:Taliska Muuse Biixi oo Maalintii 7aad Duqeymo sababay dhimasho iyo dhaawac ka gaystay Laascaanood

muse

Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool waxaa maalintii 7aad ka socda dagaal culus oo u dhexeeya ciidanka maamulka Somaliland iyo ciidanka deegaanka SSC kuwaas oo ka soo horjeeda maamulka Muuse Biixi Cabdi.

Ciidamada Muuse Biixi ayaa Madaafiic tiro badan waxay kusoo rideen magaalada Laascaanood kuwaas oo Sababay Dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.