Wasiir Fiqi oo Ku Baaqay in loo Gurmado Shacabka Turiga ee dhul gariirka Saameeyey

fiqi

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Axmed Macalin fiqi oo ka Muqdisho kaga qayb galay kulanka Daafurka Taakulaynta iyo Gurmadka dadka turkiga ee Dhul gariirka wax yeeleeyey ayaa bulshada ugu baaqay in laga qayb qaato Gurmada walaalaha Turkiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.