Shir weynaha Beesha Xawaadle oo ay ka qayb galeen madaxwaynihii hore Hirshabeele Maxamed Cabdi Waareb, madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele Yuusuf Daba Geed, wasiirka Batroolka dowlada Soomaliya, Gudoomiyaha Hiiraan Cali Jeyte iyo Marti Sharaf kale ayaa ka furmay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Shirkaa ayaa looga arrinsanayaan dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab iyo arimaha Siyaasada Soomaaliya oo hadba dhinac loo leexinaayo.
Leave a Reply