Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta ka degay caasimadda dalka Eritrea ee Asmara halkaas oo uu si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha waddankaas Isaias Afwerki.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa safar shaqo oo laba maalin ah ku gaaray Eritrea ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Eritrea.
Leave a Reply