Daawo:Muuse Biixi oo Dafiray Xasuuqii uu Ka Gaystay Laascaanood.

muse

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan ballaaran oo Afur iyo casho isugu jira qasriga madaxtooyada ugu sameeyey culimaa’udiinta waaweyn ee reer Somaliland.

Muuse Biixi oo ayaa ka hadlay Dagaalka kasocda Magaalada Laascaanood kaas oo uu dafiray inuu Xasuuq ka Gaystay magaaladaa, dhanka kale Madaxwayne Muuse waxuu soo dhaweeyey Ergayga Somaliland loo Magacaabay Cabdikariim Guuleed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.