Daawo:Ra’iisalwasaare Kuxigeenka dalka oo eedayn Usoo Jeediyey Garaadada SSC

wasiir

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa xalay ka qayb galay munaasibad afur ah oo qaar kamida Xildhibaannada Iyo Wasiirrada ka soo jeeda Gobollada Waqooyi la yeesheen Ergayga u qaabilsan wadahadallada Somaliland Dowladda Federaalka Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Raiisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa ku bogaadiyay Ergayga Madaxweynaha JFS uqaabilsan Wada hadalada Somaliland masuuliyadda Qaran ee loo igmaday.

Dhanka Ra’iisalwasare Kuxigeenka dalka ayaa Isimada iyo Garaadada SSC ku eedeeyey inay ka masuul yihiin Colaada ka socota Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.