Daawo:Faysal Cali Waarabe oo Hirhsabeelle iyo Galmudug ku tilmaamay waxaan Jirin

waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa oo ka hadlaayey dagaalka Laascaanood iyo Dowlada soomaaliya ayaa waxuu Maamul goboleedka qaarkood ku tilmaamay kuwa Magaca oo aan Tayo la hayn gaar ahaan Maamul Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.