Daawo:Mahad Salaad oo Loo Diiday inuu Xero Ciidan Ka dhisto Degmada Balanballe

Mahadsalaad

Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha degmada Balanballe ay ku diideen xero ciidan oo la sheegay hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka ee NISA in ay ka dhisanayso degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud.

Odayaashaan ayaa sheegay in aysan marnaba aqbalayn xero ciidan oo dan gaara laga leeyahay in laga hirgaliyo degmada Balanbal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.