Daawo:Macalimiinta Gedo oo Sheegay Inaysan tagi karin Kismaayo arimo Amni iyo Kuwa kale

Axmedmadoobe

Macalimiinta gobolka gedo oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aysan tagi karin Kismaayo, arimo amni iyo kuwa isku socodka ah, waxayna Wasaradda waxbarashada Soomaaliya ka Codsadeen in imtixaanka iyo tababarka macalimiinta lagu siiyo Gudaha Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.