Magaalada Caabudeaaq waxaa ka dhacaday Munaasabad xariga looga jaraayey Hotelka Cusub ee Istanbuul kaas oo ay xariga si wadajira uga jareen Ugaas Maxamed Ugaay Kayse iyo Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq Muxiyadiin Aadan Wali.
Hoteelkaan ee Cusub ee xariga laga jaray ayaa waxaa uu wax badali doonaa bilicda magaalada iyo horumarka dhinac maalgashiga.
Leave a Reply