Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlaayey Xaalada Laascaanood ayaa eedeyn usoo Jeediyey Madaxwayne Xasan Sheekh.
Madadwayne Deni ayaa sheegay inay dowlada Soomaaliya aybqaadan wayday Masuuliyadii ka saarnayd Laascaanood waxayna gacmaha ka laabteen xaasuuqa Sool ka socda.
Dhanka kale Madaxwayne Deni ayaa sheegay inay qalad ahayd in la magacaabo ergayga Somaliland.
Leave a Reply