Bahda Waxbarsahada oo Warsaxaafadeed ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka horyimid Filim Cusub oo lagu Magacaabo arday kaas oo sheegeen inuu yahay mid dhaqanka iyo diintaba ka hor imaanaya loona baahan yahay in aan mar dambe bulshada loo soo bandhigin.
Leave a Reply