Daawo:Deni oo Ra”isalwasaare Xamse ku tilmaamay Xoghaynta Xasan Sheekh

xasansheekh

Madaxweyne dawlada Puntland ahna guddoomiyaha ururka Kaah Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo qodbad ujeedshay taageerayaasha Ururka KAAH ee Gaalkacyo ayaa si kulul uga hadlay hadalkii Shalay kasoo yeeray Ra’iisalwasaaraha Soomaliya.

Madaxwayne Deni ayaa sheegay Madaxwayne Xasan iyo Xamse waxay isku raaceen inay dimoqaraadiyada diidan yihiin anaguna ka yeeli mayno.

Dhanka kale Deni ayaa sheegay hadalkii Muuse Biixi shalay jeediyey waxuu mid ay Xasan sheekh isla ogaayeen waana iska difaacaynaa.

Madaxwayne Deni ayaa waxuu kaloo sheegay xoghaynta Madaxwaynaha ee hada sheegtay Ra’iisalwasaaraha Fariintaada waa maqalnay waxaana la qaatay shaqadaadii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.