Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda ayaa kormeer ku tagay magaalada Gadoonka ee bariga Gobolka Galgaduud. Bulshada deegaanka qaybahooda kala duwan ayaa soo dhaweyn u sameeyay wafdiga madaxweynaha.
Leave a Reply