Daawo:Puntland oo Xiraysa Xafiisyada Hay’adda ka jawaabi waaya baahiyaha Bulshada Laascaano

karaash

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ahmed E. Osman Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shir heer Caalami ah oo u dhexeeyey dowladda iyo Hay’addaha Qaramada Midoobey.

Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii Hay’addaha Caalamiga ah ay Gar-gaar bini’aadanimo oo xoogan ugu fidin lahaayeen Shacabka kasoo barakacay Xasuuqa Soomaaliland ka wado magaalada Laascaanood oo geystay khasaare Naf iyo maalba leh.

Maamulka Puntland ayaa sheegtay inay Xiraysa Xafiisyada Hay’adda ka jawaabi waaya baahiyaha Bulshada Laascaano, Shirka waxa ka qayb galay guddiga dowladda ee Arrimaha gurmadka bini’aadanimo ee Laascaanood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.