Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay Wehliyaan Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada ayaa Qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, danjire Saouf Mohamed El-Amine, oo wafdigiisa ay qeyb ka ahayeen Safiirka Dowlada China iyo Sarakiil ka tirsan Ciidanka Atmis.
Madaxweyne Laftagareen iyo Wafdiga ayaa ka wada hadleen Arimaha Amniga iyo Dardargelinta Wajiga labaad ee Dagaalka Dalka looga Xureynayo Khawaarijta Alshabaab.
Leave a Reply