Daawo:Xasan Sheekh iyo Ergaygiisa dhaqaalaha oo lagu eedeeyey Weerarkii Garoowe

XASANSHEEKH

Maamulka Puntland ayaa Madaxwaynaha Soomaliya Xasan Sheekh iyo Ergaygiisa arima Dhaqaalaha ku eedeeyey weerar dhimasho gaystay oo ka dhacay Magaalada Garoowe.

Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Juxaa: ayaa weerarkii lagu qaaday sanduuqda doorashada oo askari ku dhimatay ku eedeeyey madaxwaynaha Soomaaliya iyo Ergeyga Xasan Sheekh Maxamuud ee Arrimaha Dhaqaalaha Khadar Cabdiraxmaan Faroole.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.