Kulankii Barlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Baaqday kadib markii ay soo xaadiri waayeen xildhibaanada ntooda badan
Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha Shacabka Cabdullaahi Abshiroow ayaa sheegay in aysan isku xuquuq noqon doonin bishaan Juun Xildhibaanada soo xaadira kulamada iyo kuwa iska maqnaado fasax la’aan.
Leave a Reply